Monday, February 22, 2016

UN WOMEN oo ubaahan shaqaale DAREEWAL (DRIVER)




SHAQAALEEYAHA: UN WOMEN

MAGACA SHAQADA: DAREEWAL(DRIVER)

NOOCA SHAQADA: WAQTI BUUXA

MEESHA SHAQADA: MAGALADA XAMAR

QEYBTA SHAQADA: MAAMULKA

LUQADAHA LOO BAAHANYAHAY: INGIRIIS

WAQTIGA SHAQADA: HAL SANO


WAAJIBAADKA IYO MAS'UULIYADDA:

1.Inuu ku kaxeeyo gawaarida xafiisku leeyahay madaxa mashaaricda UN Women ee dalka,saraakiisha sarsare, kuwa soo booqda, shaqaalaha kale.
2. hubinta in dhamaan rakaabku xiran yihiin suumanka waqti walba, iyo in shuruucda kale ee amaanka sida uu qabo MOSS policy ay raacaan.
3. inuu ugu tago airport ka shaqaalaha iyo dadka soobooqda una habeeyo fiisaha.
4. inu hubiyo yaraynta kharashaadka sida ku haboonna u isticmaalo gawaarida.
5. inuu joogteeyo isticmalka buuga gaariga( vehicle logdaily mileage, gas consumption, oil change, servicing, greasing and repairs.
6.inuu ka qayb qaato qorsheynta dayactirka gaariga iyo warbixintiisa
7. ilaalinta nadaafadda gaariga
8. badalidda olyada, jeg garaynta taayirada iyo bareega.

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY

1, shahaado sagandari iskuul ah
2. laysin gaari wadid ah
3. saddex sano oo khibrad gaari wadid ah gaar ahaan hay'ado caalami ah
4.. aqoon inu uleeyahay shuruucda dareewal nima.
5. luqadda english ka iyo somaliga wa in uu yaqaan.

SHAQADAN WAXAY DHACEYSA  28-02-2016

HADDABA SI AAD U CODSATO BOOQO WEBSITE  KAN ADIGO COPY DHAHAYA LINK GAN HOOSE KUNA PAST GAREY TAB KA.

jobs.undp.org/cj_apply.cfm?cur_job_id=63836


La wadaag asxaabtada si ay uga faidaystan.


1 comment: