MAS'UULIYADDA UU QABANAYO(RESPONSIBILITIES
1. Qorsheynta iyo fulinta howlaha dagdag ah ee mashruuca iyo geynta goobaha caawinta u baahan
2. hubinta in shaqooyinka mashruuca u dhamaadeen sidii loo qorsheeyey iyo waqtigii loogutalay quility gooduna aad u sarreeyo
3. Mar ka uu ubaahdo madaxa sare ee project gu waxa lasoo ururinayaa xog ururin ku saabsan dhulka abaaruhu saameeyeen
4. Hubinta in ka faa'idaystayaasha mashruucu ka qayb qaateen qaabeynta, qorsheynta, fulinta iyo qiimeynta mashruuca
5. qoridda reports maalin walba
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY QOFKA SHAQADA SO CODSANAYA
1. SADDEX SANO OO KHIBRAD AH INOO HAY'AD LA SOO SHAQEEYEY
2. IN UU KASOO SHAQEEYEY MASHAARIICDA CUNTA QAYBINTA IYO ABAARAHA WAA FAA'IDO DHEERAADA
3. IN UU FAHMI KARO XAALADAHA BINI AADAMNIMO EE DADKA BAADIYAHA SANAAG KU NOOL
4. IN UU COMPUTER KA YAQAAN GAAR AHAAN Ms WORD IYO EXCELL
SIDEE U CODSANAYSAA SHAQADA
CV GAAGA IYO APPLICATION LETTER KAAGA U DIR EMAIL KAN HOOS KU QORAN
SHAQADU WAXAY DHACEYSAA 28th May 2016
SHARE DHEH SHAQADAAN SI ASXAABTADU U ARKAAN
WIXII SHAQOOYIN AH KALA SOCO
allsomalijobs