Monday, February 22, 2016

UNICEF oo UBAAHAN SHAQAALE SARKAAL DHANKA ISGAARSIINTA AH





SHAQAALEEYAHA: UNICEF

MAGACA SHAQADA:  SARKAALKA ISGAARSIINTA (COMMUNICATION OFFICER)

NOOCA SHAQADA: WAQTI BUUXA

MEESHA SHAQADA: MAGALADA XAMAR

QEYBTA SHAQADA: MAAMULKA
UJEEDADA SHAQADA:

Inuu caawiyo qorsheynta iyo fulinta  wirbixinta dadweynaha, udoodida,  istiraatijiyadda warfaafinta si arrimaha caruurta iyo haweenka loo tuso dadweynaha loona xoojiya siyaasada taaso taageereysa hadafka iyo ujeedka UNICEF ee dalka, sido kale in la dhiiri galiyo sumcadda iyo magaca hay’adda.

WAAJIBADKA IYO MAS’UULIYADAHA.

1.       Horumarinta qalabkii xiriirka
2.       Isku xirka xiriirka warbaahinta
3.       Caanbixiida wada howlgalayaasha iyo dhacdooyinka gaarka ah
4.       Isku xirka sxbada shaqada ee caalamiga ah
5.       Korjoogteynta iyo qiimeynta

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY

1.       Heerka kowaad e jamacada kulliyadaha ISGAARSIINTA, saxaafadda ama xiriirka dadweynaha ah ama mid la xiriirta.
2.       Heersare dhanka xirfadda qoridda iyo keyd la xaqiijiyay horumarro dhanka shaqada isgaarsiinta iyo xiriiraada dadweynaha
3.       Ugu yaraan laba sano khibradda shaqo toos ah oo la xiriirta dhanka isgaarsiinta, daabacadda, iyo baahinta idaacadaha
4.       Heer sare luqadaha englishka iyo somaliga



KU DHUFO HALKAN SI AD U CODSATO

http://jobs.unicef.org/cw/en-us/job/494092/communication-officer-nob-mogadishu

https://careers.unicef.org/sap/bc/webdynpro/sap/hrrcf_a_posting_apply?PARAM=cG9zdF9pbnN0X2d1aWQ9NTU5RDZBOEUyQzBCMjgwM0UxMDAwMDAwOUU3MTBGMEYmY2FuZF90eXBlPUVYVA%3d%3d&sap-client=100&sap-language=EN&sap-accessibility=X 


SHAQADAN WAXAY DHECEYSA 2016-02-25

asxaabta la wadaag
share on facebook.

1 comment: